GBPJPY Fursad Sell ah (Sell Opportunity)

Updated
GBPJPY waxaan ka filaynaa fursad hoos ah, bartaa ay hada taagantahay way ka daadan kartaa, waxaana dhici karta in kor loo sii bush gareeyo iyadoo gaadhi karta agaa aan calaamadinay, fursadda guud waa sell Isha Allah
Trade closed: stop reached
Hit the target
Wave Analysis

Disclaimer