


SalaahElliotTheoryTraders
EurNZd waxxaan sugeynaa waa long breakout, sababtoo ah , NZD baryahaan wey dhacsaneeyd sidaas darteed waxey tixgelin doontaa in Resistance line 4 gaarto taas oo macnaheedo yahay in lineka maalinlahane soo taaban doonto haduu alle idmo. Trendline wey jebisay. Resistance line sidoo kale
USDchf waxaa sugnaa waa break out, hadey dhici waeeyso waxaad si fudud ugali kartaan sell ,
kadib marka aad fiiriso waxyaabah EurGBP waqtiyadii danbe dhacayay waxaad dareemi kartaa in Eur in kasii xaoog badineyso gbp sababta aya ah arinta Brexit. ha isku deyin in aad suuqani sell sii gasho, waxaan sugnaa waa Buy lakain waxaa macquul ah in Supportiga hore uu soo taabto kadibne xaga Buy uu ulaabto, laakin markasto waxaan ubaahnana doonaa Bullish Revelsal pattern